Other News

Degdeg: Xarakada Al-Shabaab oo Dagaal Culus Ku Qaaday Saldhigga BS-ta Ee Siinka Dheer.
Wararka Gudaha

Degdeg: Xarakada Al-Shabaab oo Dagaal Culus Ku Qaaday Saldhigga BS-ta Ee Siinka Dheer.

Askar ka tirsan milatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa caawa fiidkii weeraray fariisin ay ciidamada BS-ta dowladda federalka ku leeyihiin degaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqidsho. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaal muddo ka badan saacad socday lagu ekeeyay saldhiggaan, waxaana xusid mudan inaanan loo soo gurman ciidamadaasi la weeraray. […]

Faallo: Muqdisho oo Murug Ku Ciideysanaysa. (Sawirro)
Maqaallo Wararka Gudaha

Faallo: Muqdisho oo Murug Ku Ciideysanaysa. (Sawirro)

Muqdisho waa magaalo taariikhi ah oo qarniyo badan jirta. Waa magaalo ay kasoo talin jireen boqortooyooyin islaami ah. Waligeed waxay caan ku ahayd ganacsi, aqoon iyo ilbaxnimo. Taariikhdeeda waxaa ka buuxa baalal badan oo ifaya kana marqaati kacaya iney lasoo halgantay gumeystayaal badan sida:- Burtoqiiska, Ingiriiska, Mareykanka iyo Xabashida. Muqdisho, […]

Mareykanka Oo Faafiyay Aqoonsiga Askarigii looga Dilay Duleedka Kismaayo.
Wararka Dibadda

Mareykanka Oo Faafiyay Aqoonsiga Askarigii looga Dilay Duleedka Kismaayo.

Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa soo bandhigtay aqoonsiga gaarka ah ee sarkaal katirsanaa ciidamada Kummaandooska oo maalin ka hor looga dilay Soomaaliya. Meydka sarkaalka iy afar askari oo dhaawac ah ayaa lageeyay qeybta caafimaadka safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi dalka Kenya. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in askariga ladilay lagu […]

Degdeg: Weerar Naf Hurnimo Ah oo Ka Dhacay Sanguuni oo Ah Halkii Shalay Mareykanka Khasaaraha Lagu Gaarsiiyay.
Wararka Gudaha

Degdeg: Weerar Naf Hurnimo Ah oo Ka Dhacay Sanguuni oo Ah Halkii Shalay Mareykanka Khasaaraha Lagu Gaarsiiyay.

War degdeg ah oo goor dhow naga soo gaaray gobolka Jubada hoose, ayaa wuxuu sheegayaa in weerar culus lala tiigsaday fariisin ay degaanka Sanguuni, ka sameysteen ciidamo calooshood u shaqeystayaal Soomaali ah oo ay dhawaan halkaasi geeyeen Mareykanka. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dhawaqa camaliyaddan meelo badan, laga maqlayay islamarkaana […]

Africom Oo Qiray in Askari Looga dilay Dagaalkii Shalay iyo Trump oo ka tacsiyeeyay. (Warbixin)
Wararka Gudaha

Africom Oo Qiray in Askari Looga dilay Dagaalkii Shalay iyo Trump oo ka tacsiyeeyay. (Warbixin)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay waxay guluf dagaal oo xoogan ku qaadeen Ciidamo huwan ah oo isugu jira Maraykan, Kenyaati iyo Soomaali. Ciidamada la weeraray ayaa dhawaan soo degay deegaanka Baar-Sanguuni oo qiyaastii 45KM ka fog magaalada Kismaayo. Ciidamada Mujaahidiinta ayaa madaafiicda culus iyo kuwa […]