Other News

Dhageyso: Xaaladda Caafimaad Ee Sheekh Aadan Sunne Oo Laga Dayrinayo Xilli Bishii 7-aad Uu uxiranyahay Maamulka ‘Somaliland’
Wararka Gudaha

Dhageyso: Xaaladda Caafimaad Ee Sheekh Aadan Sunne Oo Laga Dayrinayo Xilli Bishii 7-aad Uu uxiranyahay Maamulka ‘Somaliland’

Allaha soo daayee Sheekh Aadan Sunne ayaa ku xanuunsanaya Xabsi kuyaal deegaanka Mandheera ee duleedka magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan oo aan wali wax maxkamad ah lasoo taagin xukunna uusan ku dhicin ayay saraakiisha Maleeshiyaadka RRU waxay ku hayaan xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Mandheera wuxuuna wajahayaa xaalado caafimaad oo aad […]

Daawo:Jawaari oo Cadeeyey inuu khilaaf kala dhexeeyo Xassan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha dowladda.
Wararka Gudaha

Daawo:Jawaari oo Cadeeyey inuu khilaaf kala dhexeeyo Xassan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha dowladda.

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda federaalka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay mooshinka laga keenay iyo khilaafka hadda ka dhex jira mas’uuliyiinta dowladda. Jawaari wuxuu sheegay in mooshinka isaga ka dhanka ah uu wado ra’iisul wasaaraha dowladda Xassan Cali Kheyre, iyadoo ay gadaal ka riixayaan dowlado shisheeye. Wuxuu […]

Ku Dhawaad 20 Askari oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Maxaas.
Wararka Gudaha

Ku Dhawaad 20 Askari oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Maxaas.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in askar ka tirsan DF lagu dilay dagaal Jimcihii ka dhacay deegaanka Bulacle oo qiyaastii 20 KM dhanka Koonfur Bari uga beegan magaalada Maxaas. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay weerar xooggan ku qaadeen saldhig […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha waa barnaamin muhim ah oo lagu lafa guro mowduuc muhim ah, waxaana todobaadkan lagu falanqeeyay heshiiskii Dekedda Berbera iyo saameynta durbadiiba ka dhalatay iyadoo si gaar ah loo milicsaday murtida ku jirto hadalada ay DF iyo S/land is weydaarsanayaan.   https://a.top4top.net/m_805dsmhk1.mp3

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qarax Lagu Dilay Taliyihii Qeybta Miina Baarista Maamulka ‘Puntland’.
Wararka Gudaha

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qarax Lagu Dilay Taliyihii Qeybta Miina Baarista Maamulka ‘Puntland’.

Wararka ka imaanaya deegaanka Galgala ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay laba sarkaal oo katirsanaa khubarada Miina Baarista maamulka isku magacaabay ‘Puntland’. War kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Taliyihii ciidamada Miina Baarista maamulka Puntland oo lagu magacaabi jiray Col.Xidig Cabdullaahi Cali Geyre […]

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkii Al-Shabaab Iyo Mareykanka Ku Dhex Maray J/hoose.
Wararka Gudaha

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkii Al-Shabaab Iyo Mareykanka Ku Dhex Maray J/hoose.

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal maalintii shalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo kaasoo dhex maray ciidamo huwan ah oo uu Mareykanku hor kuutinayay iyo milatariga Xarakada Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ay huwantu dhaqdhaqaaq ka sameeyeen nawaaxiga Buulo-gaduud waxaana muddo kadib hardanka goobta isaga cararay shisheeyaha. Mar […]