Other News

Waa Sidee Xaalada Bulshada Shareecada Islaamka Lagu Maamulo Ee Baay Ku Dhaqan? (Sawiro+Dhegeysi) Qeybta 2 aad.
Wararka Gudaha

Waa Sidee Xaalada Bulshada Shareecada Islaamka Lagu Maamulo Ee Baay Ku Dhaqan? (Sawiro+Dhegeysi) Qeybta 2 aad.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay horay idin kugu soo gudbisay qeybta koowaad ee barnaamijyo tixane ah oo ciwaankoodu yahay waa sidee xaalada bulshada shareecada islaamka lagu maamulo ee gobolka Baay ku dhaqan? Iminka waxa waxa aan idin soo gudbinayaa qeybta labaad ee barnmaamijyadaas oo ku saabsan horumarka dhinacyada amniga, […]

Farmaajo oo Xilkii Ka Xayuubiyay Thaabit Kuna Bedelay Yariisow.
Wararka Gudaha

Farmaajo oo Xilkii Ka Xayuubiyay Thaabit Kuna Bedelay Yariisow.

Madaxweynaha dowladda federalka ah Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihiisii gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamad iyo ku-xigeenkiisii sababo la xiriira khilaafkii waayahanba ka dhex jiray. Xilkan ayaa waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Yariisow oo ahaa wasiirka Warfaafinta, waxaana haatan magaalada Muqdisho ka socda abaabulka kulamo ay siyaasiyiinta iyo odayaasha […]

Dhageyso Al-Shabaab oo War Kasoo Saartay Xasuuqii Ay Mareykanka U Geysteen Caruurtii Machadka Jiliyaale.
Wararka Gudaha

Dhageyso Al-Shabaab oo War Kasoo Saartay Xasuuqii Ay Mareykanka U Geysteen Caruurtii Machadka Jiliyaale.

Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray xasuuq ay ciidamo Mareykan ah iyo maleeshiyaadka Bangaraaf ay Jimcihii lasoo dhaafay ka geysteen deegaan dhaca halka ay iska galaan gobollada Sh/dhexe iyo Sh/Hoose. Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa kalimad uu jeediyay wuxuu ugu horrayn Beesha Gaaljecel […]

Xog Laga Helayo Weerarkii Fashilmay Ee Duleedka Jamaame.
Wararka Gudaha

Xog Laga Helayo Weerarkii Fashilmay Ee Duleedka Jamaame.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerarkii fashilmay ee ay xalay Mareykanka la maaganaayeen magaalada Jamaame ee wilaayada Jubooyinka. Qaar kamid ah wariyaasha idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa tagay halkii uu dagaalka ku qabsaday ciidamada Mareykanka iyo kuwa calooshood u shaqeystayaasha ah waxaana uu laba meel kusoo arkay dhiigooda. […]

Ciidamada Mareykanka oo Ku Fashilmay Weerar Ay Xalay Ku Qaadi Lahaayeen Jamaame.
Wararka Gudaha

Ciidamada Mareykanka oo Ku Fashilmay Weerar Ay Xalay Ku Qaadi Lahaayeen Jamaame.

Askarta Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay dagaal adag kala hor tagay ciidamo Mareykan ah oo doonayay iney weeraraan magaalada Jamaame ee wilaayada Jubooyinka. Wararka aynu ka heleyno khabarkan ayaa sheegaya askarta Mareykanka iyo calooshood ushaqeystayaasha Bankraft oo isticmaalaya dayuurado iney ku dageen duleedka magaalada iyagoo hadafkoodu ahaa in si xatooyo […]