Other News

Dagaallo Xalay Ka Dhacay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Dagaallo Xalay Ka Dhacay Muqdisho.

Weerraradan oo qaraxyo ahaa ayaa lagu beegsaday fariisimayaal kala duwan oo ay lahaayeen Ciidamada DF iyadoona ay sii kordhayaan weerarrada ka dhacaya gudaha Muqdisho. Weerarka hore ayaa ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag halkaas oo lagu beegsaday qarax, waxaana la sheegay in goobta ay ku sugnaayeen Ciidamo xilliga qaraxau dhacayay wallow […]