Other News

Cusmaan Barre “Wadada Xiriirisa Balcad iyo Jowhar Waxaa Ku Xooggan Al Shabaab Maamulka Hirshabelle Ma awoodo in uu wax ka qabto”.
Wararka Gudaha

Cusmaan Barre “Wadada Xiriirisa Balcad iyo Jowhar Waxaa Ku Xooggan Al Shabaab Maamulka Hirshabelle Ma awoodo in uu wax ka qabto”.

Mid kamida mas’uuliyiinta ugu sarraysa maamulka dabadhilifka ah ee isku magacaabay ‘HirShabelle’ ayaa qiray in ay wax ka qaban waayeen sugidda ammaanka deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Cusmaan Barre Maxamed oo ah guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Fadhigiisu yahay Jowhar ayaa sheegay in ciidamadoodu ay wax ka qaban waayeen sugidda ammaanka wadada […]

Daawo: Falanqeeyayaal Carbeed Oo Sheegay in Dowladda Federaalka awood u lahayn is hortaaga heshiiska Dekedda Bar-bara.
Wararka Gudaha

Daawo: Falanqeeyayaal Carbeed Oo Sheegay in Dowladda Federaalka awood u lahayn is hortaaga heshiiska Dekedda Bar-bara.

Barnaamijka Maa waraa’al khabar ee kabaxa tvga afka dheer ee Aljazeera ayaa lagu soo qaatay go’aankii dhawaan dowladda federaalka ay ku sheegtay inuu sharci darro yahay heshiiska saddex geesoodka ee dowladaha Imaaraatka Carabta, Itoobiya iyo maamulka Soomaali-land ay ka gaareen dekadda Barbara. Barnaamijka oo ay ka qeygalayeen Falanqeeyayaal wax badan […]

Degdeg: Mas’uuliyiin Ka Tirsan K/Galbeed Iyo H/Shabelle oo La Dilay Iyo Al-Shabaab oo SHeegtay.
Uncategorized Wararka Gudaha

Degdeg: Mas’uuliyiin Ka Tirsan K/Galbeed Iyo H/Shabelle oo La Dilay Iyo Al-Shabaab oo SHeegtay.

War degdeg ah oo goor dhow kusoo dhacay war qabadka shabakadda Amiirnuur.com ayaa sheegaya in weerar ka dhacay nawaaxiga degmada Wanlaweyn lagu dilay mas’uuliyiin ka kala tirsan Hir-shabelle iyo Koofur galbeedka. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qarax culus uu haleelay gaari ay saarnaayeen wasiiru dowlaha wasaaradda amniga ee K/galbeed iyo […]

Ciidamada Jabuuti oo Qarax Lagula Beegsaday Buulo-burde.
Wararka Gudaha

Ciidamada Jabuuti oo Qarax Lagula Beegsaday Buulo-burde.

Askarta Jabuuti ee qeybta ka ah Amisom balse ay Soomaalidu u taqaano (Hiil gumeysi) ayaa maanta qarax lagula beegsaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Buulo-burde. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qaruxu uu ka dhacay garoonka diyaaradaha waxaana ku dhintay ugu yaraan hal askari oo Jabuutiyaan ah iyadoo sidoo kale uu ku […]

Amisom oo Ka Baqaysa Weerar Culus oo Uga Yimaada Al-Shabaab.
Wararka Gudaha

Amisom oo Ka Baqaysa Weerar Culus oo Uga Yimaada Al-Shabaab.

Taliska ciidamada shisheeyaha ee AMISOM ee duulaanka gardarada ah ku jooga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney ka cabsi qabaan weeraro culus oo ay soo qaadaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Afhayeenka ciidamada Shisheeye ee AMISOM ninka lagu magacaabo Lieutenant Colonel Wilson Rono oo la hadlay Idaacadda ku hadasha afka Maraykanka ayaa […]