Other News

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qarax Lagu Dilay 11 Askar iyo Saraakiil Ah Oo Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn Sh/Hoose.
Wararka Gudaha

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qarax Lagu Dilay 11 Askar iyo Saraakiil Ah Oo Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn Sh/Hoose.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax khasaara badan dhaliyay oo xalay ka dhacay gudaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellha Hoose. Qaraxa oo xalay fiidkii ka dhacay isku imaatin ay ku sugnaayeen askar iyo Mas’uuliyiin ayaa gallaaftay nolosha ugu yaraan 11 qof oo uu kamid ahaa madaxii maaliyadda maamulka degmada […]

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:6-aad.
Wararka Gudaha

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:6-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso Q:6-aad […]

Qaraxyo Ciidamada Amisom Lagula Beegsaday Sh/hoose.
Wararka Gudaha

Qaraxyo Ciidamada Amisom Lagula Beegsaday Sh/hoose.

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa markale weerar ku qaaday ciidamada shisheeyaha AMISOM ee duullaanka ku jooga deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose. Wararka ka imaanaya deegaanka Golweyn ayaa sheegaya in qaraxyo iyo weeraro ay ciidamada AMISOM ku qabsadeen wadada xiriirisa deegaanka Buula Mareer. Dagaal muddo daqiiqada ah socday  ayaa la sheegay in ciidamada […]

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:5-aad.
Wararka Gudaha

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:5-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka Dhageyso Q:5-aad […]

Dr. Cabdi Raxmaan Al-Sumayd U Adeegihii fuqara Afrika, dhaxal dahabi ah Ayuu Uga Tagay Muslimiinta.
Wararka Gudaha

Dr. Cabdi Raxmaan Al-Sumayd U Adeegihii fuqara Afrika, dhaxal dahabi ah Ayuu Uga Tagay Muslimiinta.

Dr. Cabdi Raxmaan Xamuud Al-Sumayd wuxuu ku dhashay kuna barbaaray dalka Kuweyt Sanadkii 1947-dii. Wuxuu Shahaadada Koobaad ee Jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Baqdaad ee dalka Ciraaq oo uu ka bartay Cilmiga Caafimaadka iyo Qaliinka Guud, kadibna wuxuu Jaamacaddda McGill ee dalka Canada uga takhasusay Cudurada ku dhaca Uur-ku-jirka iyo Dheef-shiidka. […]

Dhageyso Diirada jimcaha oo looga hadlay mowduuc muhiim ah.
Wararka Gudaha

Dhageyso Diirada jimcaha oo looga hadlay mowduuc muhiim ah.

Barnaamijka diirada jimcaha waxaa maanta marti ku ahaa Nabad doon Cabdullaahi Ansaari,Ugaas Cabdullaahi Haaruun iyo Cabaas Maxamed Xaaji oo dhamaantooda kamid ah odayaasha dhaqanka qabiilada jubooyinka. Diirada ayaa looga hadlay fatahaada webiga jubba iyo gurmad lala gaaray dadka uu saameeyay fatahaada wabiga. Halkan ka dhageyso Diirada jimcaha fatahaada wabiga jubba .