Other News

Xukun Xaddu Rajmi ah Oo ka dhacay Shabeellaha hoose.
Wararka Gudaha

Xukun Xaddu Rajmi ah Oo ka dhacay Shabeellaha hoose.

Fagaare ku yaalla degmada Sablaale ee Wilaayada  shabeelaha hoose ayaa maanta barqadii waxaa ka dhacay xukun  rajmi ah oo lagu fuliyay haweenay Lagu magacaabo Shukri Cabdullaahi Warsame. Xukunka Rajmiga ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa boqolaal dadweynaha degmada kamid ah. Shukri Cabdullaahi oo 30 jir ahayd ayaa guursatay 11 nin, […]

Akhriso Tirakoob: Kudhowaad 20 kun oo Askari oo Sanad Gudihii lagu dilay Afqaanistaan.
Wararka Gudaha

Akhriso Tirakoob: Kudhowaad 20 kun oo Askari oo Sanad Gudihii lagu dilay Afqaanistaan.

Lajnada Warfaafinta Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ayaa baahisay tirakoobka howlgalladii Al-Mansuuriyah ee gugii hore Imaarada Islaamiga kaga dhawaaqday wadankaas, kaas oo beegsanayay Shisheeyaha kusoo duulay dalkaasi muslimka ah. Wadarta guud ee howlgalladu waxay gaarayaan 8030 howlgal, 50 kamid ahna waxaa camaliyaad Nafhurnimo oo ay fuliyeen rag katirsan  Imaarada Islaamiga ee […]

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.
Wararka Dibadda

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka. Kadib booqashooyin ay magaalada Riyaadh ku tageen Baadariyaal katirsan Vatican-ka ayay kulamo kula qaateen mas’uuliyiinta ugu sarraysa Sacuudiga oo uu kamid yahay Salmaan Bin C/casiis iyo wiilkiisa waxayna labada dhinac kala saxiixdeen […]

Afar Kenyaati Ah oo Xalay Lagu Dilay Mandheera.
Wararka Gudaha

Afar Kenyaati Ah oo Xalay Lagu Dilay Mandheera.

Wararka ka imanaya dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato ayaa waxay sheegayaan in dad Kenyaan ah habeenkii xalay lagu dilay degaan hoos yimaada Mandheera, Weerarka oo ka dhacay degaanka Shimbir Faadumo oo ku yaalla Koonfurta Mnadera, ayay Kenyaanku tuhunsan yihiin iney ka dambeeyaan ciidamada milatariga ee Xarakada Al-Shabaab. Mid ka […]