Other News

Sh. Abuu Cubeydah: Dagaalka Shaam ma ahan mid u gaar ah reer Shaam balse waa dagaalka Umadda (Dhageyso+Akhriso).
Wararka Gudaha

Sh. Abuu Cubeydah: Dagaalka Shaam ma ahan mid u gaar ah reer Shaam balse waa dagaalka Umadda (Dhageyso+Akhriso).

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah –Xafidahullaah- ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda gobolka. Kalimadan oo la dhageysan karo muddo 29 daqiiqo ah […]

Dhurwaa Labo Caruur Ah Ku Cunay Shabeelaha Dhexe.
Wararka Gudaha

Dhurwaa Labo Caruur Ah Ku Cunay Shabeelaha Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxay ku waramayaan in dhurwaa uu cunay labo caruur ah oo raacayay Neylo, yar yar. Dhurwaaga ayaa caruurtan ku weeraray dhul miyi ah oo hoos yimaada degmada Mahadaay, sida laga soo xigtay dad eheladooda kamid ah. Dhurwaaga ayaa caruurta ku cunay geed […]

Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.
Wararka Gudaha

Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.

Wararka ka imaanaya dalka Maleyziya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dileen aqoonyahan filastiini ah oo kamid ah jaaliyadda reer Filastiin eek u nool dalka Maleyziya ee qaaradda Asia. Aqoonyahanka la dilay waxaa lagu magacaabaa Faadi Al-badhsh, isagoo ku wajahnaa masjid ku yaala wuqooyiga magaalada Kulalmbuur ee caasimadda wadankaas si […]

Gudoomiyaha Barwaawe oo Ka Badbaaday Qarax.
Wararka Gudaha

Gudoomiyaha Barwaawe oo Ka Badbaaday Qarax.

Wararka ka imanaya degmada Baraawe, ayaa waxay sheegayaan in weerar bambaano lagu qaaday gudoomiyaha degmadaasi xilli uu ku sugnaa gurigiisa. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen kuwa toos ah oo u dhaadhacay guriga gudoomiyaha, waxaana si aad ah loo maqlay hugunkooda. Xilliga uu weerarku dhacayay waxaa guriga gudoomiyaha joogay […]