Author: admin

Amiirka Taliban oo Muslimiinta Ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fidriga. (Bayaan)
WARARKA

Amiirka Taliban oo Muslimiinta Ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fidriga. (Bayaan)

Amiirka Xarakada  islaamiga ah ee Daalibaan ee Dalka Afghanistan Al-Mulla Heybatullaah Akhuunda Zaadah ayaa soo diray farriin hambalyo ah oo ku aadan Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga, taas oo ku beegan maalinta Axadda ama Isniinta ee todobaadkan. Farriintan hambalyada ah oo qoraal aheyd ayaa waxay ku qorantahay Luqadaha Carabiga iyo […]

Dowladaha Xulafada oo Qadar hor dhigay Shuruudo ay ka mid yihiin inay xirto Telefeshinka Al-Jazeera. (Video)
WARARKA

Dowladaha Xulafada oo Qadar hor dhigay Shuruudo ay ka mid yihiin inay xirto Telefeshinka Al-Jazeera. (Video)

Dowladda Wadanka Kuweyt ayaa Dowladda Qadar u gudbisay Shuruudaha iyo waxyaabaha ay dalbanayaan dalalka uu Sacuudiga hogaaminayo ee go’doominta ku haya Wadanka Qadar. Tani waxay ka dambeysay markii Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay ku cadaadisay Waddamada Sacuudiga inay soo bandhigaan Qodobada ay ku heystaan Dowladda Qadar. Waddamada Sacuudiga, Imaaraatka, […]

Dhageyso:Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-17-aad) Dhageyso:Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-17-aad)
WARARKA

Dhageyso:Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-17-aad) Dhageyso:Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-17-aad)

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan. Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan […]

Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur’aanka Kariimka.
SAWIRO WARARKA

Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur’aanka Kariimka.

Munaasabad lagu maamuusayayhaween ku tartamay Qur’aanka kariimka ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo-barrow ee wilaayada Sh/hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ay kamid yihiin waalidiinta ardayda. Munaasabaddan ayaa si aad ah loogu dhiira galiyay muhiimadda ay leedahay in dumarku bartaan cilmiga gaar ahaan diinta maadaama ay yihiin soo saarayaasha […]

Sawirro : Dayactir lagu billaabay goobihii adeegga Bulshada ee degmada Ceelbuur.
SAWIRO WARARKA

Sawirro : Dayactir lagu billaabay goobihii adeegga Bulshada ee degmada Ceelbuur.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda. Todobaadkan waxey Andalus barnaamijka markale ku booqatay magaalada Ceelbuur oo ku dhawaad Labaatan Maalmood ka hor ay isaga […]