SAWIRO

Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur’aanka Kariimka.
SAWIRO WARARKA

Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur’aanka Kariimka.

Munaasabad lagu maamuusayayhaween ku tartamay Qur’aanka kariimka ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo-barrow ee wilaayada Sh/hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ay kamid yihiin waalidiinta ardayda. Munaasabaddan ayaa si aad ah loogu dhiira galiyay muhiimadda ay leedahay in dumarku bartaan cilmiga gaar ahaan diinta maadaama ay yihiin soo saarayaasha […]

Sawirro : Dayactir lagu billaabay goobihii adeegga Bulshada ee degmada Ceelbuur.
SAWIRO WARARKA

Sawirro : Dayactir lagu billaabay goobihii adeegga Bulshada ee degmada Ceelbuur.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda. Todobaadkan waxey Andalus barnaamijka markale ku booqatay magaalada Ceelbuur oo ku dhawaad Labaatan Maalmood ka hor ay isaga […]

Khasaaraha Ciidamada Shisheeye Ku Gaaray Afganistaan Tobankii Sano Ee Lasoo Dhaafay.
SAWIRO WARARKA

Khasaaraha Ciidamada Shisheeye Ku Gaaray Afganistaan Tobankii Sano Ee Lasoo Dhaafay.

Majalladda Al-Sumuud ee ku hadasha Afka Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan ayaa cadadkeeda soo baxay bishan Rajab, kusoo gudbisay Tirakoob rasmi ah oo ku aadan khasaaraha tobankii sano ee lasoo dhaafay dalka afganistaan ku gaaray ciidamada Shisheeye iyo kuwa Xukuumadda Kaabul. Tirakoobkan oo muujinaya in mujaahidiintu duruus adag u dhigeen […]

Daawo : Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Al-shabaab oo farriin u diray Dowladdiisa.
SAWIRO WARARKA

Daawo : Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Al-shabaab oo farriin u diray Dowladdiisa.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Filim cusub oo uu kasoo muuqanayo askari Kenyaati ah oo ka mid ahaa askartii Nasaarada Kenya looga qabtay dagaalkii Ceelcadde. Askarigan kasoo muuqday filimka ayaa fariin u diraya ehelkiisa dowladiisa iyo guud ahaan shacabka Nasaarada Kenya. Halkan Hoose […]

Alshabaab oo soo bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.(Sawiro+Maqal)
SAWIRO WARARKA

Alshabaab oo soo bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.(Sawiro+Maqal)

Muqararaadkaan oo Dugsi hoose ah ayaa waxaa diyaariyay maktabka barbaarinta iyo waxbarashada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Buugaagtaan oo dadaal badan lagu bixiyay daabicistooda ayaa muhiim u ah waxbarashada ubadka Soomaaliyeed, waxaana uu ku baxayaa Manhajka Luuqada Carabiga. Mawaada Carabiga,Fiqiga,Towxiidka,Tajwiidka,Taariikhda,Jugraafiga iyo kuwa kale ayaa lagu qaadan doonaa manhajkaan waxbarasho ee dugisga Hoose. […]

Sawirro Cusub oo ku saabsan Weerarradii 11-kii September oo la faafiyay. (Daawo)
SAWIRO WARARKA

Sawirro Cusub oo ku saabsan Weerarradii 11-kii September oo la faafiyay. (Daawo)

Markii ugu horraysay muddo 16 sana ah kadib dowladda Mareykanka ayaa baahisay sawirro ku saabsan burburkii ka dhashay weeraradii 11,September 2001. Qeybta warbaahinta Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa baraha internetka ku faafisay 27 sawir oo banaanka soo dhigaya qeyb yar oo kamid ah burburka baaxadda leh ee gaaray dhimaha wasaaradda G/dhigga. […]

Jamciyadda Al-Ixsaan oo Deeq ka qeybisay Degmada Tor-toorow ee Gobolka Sh/hoose. (Sawirro)
SAWIRO WARARKA

Jamciyadda Al-Ixsaan oo Deeq ka qeybisay Degmada Tor-toorow ee Gobolka Sh/hoose. (Sawirro)

Gurmadka loo fidinayo dadka abaartu saameysay ayaa wali si xowlli ah uga socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gurmad raashiin qeybin ah waxya ka sameysay degmada Tooratoorow oo katirsan wilaayada Shabeellaha hoose. Gurmadka degmada laga qeybiyay wuxuu ka koobnaa bur, bariis, Sokor […]