WARARKA

DAAWO  : ” Al-Aqsaa wuxuu u dhaxeeyaa Xadgudubyada Yuhuudda iyo Halyaynimada Naftood hurayaasha”.
MUUQAALO WARARKA

DAAWO : ” Al-Aqsaa wuxuu u dhaxeeyaa Xadgudubyada Yuhuudda iyo Halyaynimada Naftood hurayaasha”.

Hogaamiye sare oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-Qaacidda ee Jaziiratul Carab ayaa jeediyay Kalimad Muuqaal ah oo uu kaga hadlayo dhibaatooyinka ay Yuhuuddu ka geysanayaan Masjidka Al-Aqsa. Sheykh Khaalid Baa-Dharfi oo jeediyay Kalimaddan wuxuu ugu baaqay Muslimiinta ku nool daafaha kala duwan ee dunida inay ka dhii dhiyaan dhibaatooyinka ay Yuhuuddu […]

Mareykanka oo qirtay in Askar uu soo tababaray ay gacan u galeen Mujaahidiinta Jabhatu Nusrah.
WARARKA

Mareykanka oo qirtay in Askar uu soo tababaray ay gacan u galeen Mujaahidiinta Jabhatu Nusrah.

Hoggaanka Taliska dhexe ee  Ciidanka Dowladda  Mareykanka ayaa xaqiijiyay in dagaalyahanno kasoo jeeda dalka Suuriya oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay ku tababarayeen gudaha dalka Turkiga inay hubkooda ku wareejiyeen Mujaahidiinta Jabhatu Nusrah, kadib marii ay gudaha dalka Suuriya ku noqdeen. Afhayeen u hadlay Taliska dhexe ee Mareykanka oo lagu magacaabo […]

DHAGEYSO : Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo hambalyo u dirtay Shacabka Soomaaliyeed.
WARARKA

DHAGEYSO : Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo hambalyo u dirtay Shacabka Soomaaliyeed.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Munaasabadda Ciidda aawgeed waxay hambalyo iyo bogaadin u dirtay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin Sheykh Cali Maxamuud Raage oo ku hadlayay magaca Hoggaanka guud ee Xarakada ayaa sheegay in maalmahan aan ku jirno ay yihiin maalmo kheyr badan, loona baahan yahay […]