WARARKA

Baarlamaanka oo Ansixiyay Sharci Halis Ku Ah Shirkadaha Isgaarsiinta Ee Muqdisho. (Warbixin)
WARARKA

Baarlamaanka oo Ansixiyay Sharci Halis Ku Ah Shirkadaha Isgaarsiinta Ee Muqdisho. (Warbixin)

Baarlamaanka oo ah hey’adda dowladda u qaabilsan xalaaleynta iyo xaaraantinimeynta ayaa maalintii shalay ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo uu muddo badan muran ka taagnaa. Sharcigan oo uu horgeeyey wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur ayaa waxaa u codeeyey 158 xildhibaan, hal xildhibaana waa uu diidey sida uu sheegey guddoomiye ku xigeenka […]

Shacabka Kenya oo u dareeray Sanaadiiqda Codbixinta.
WARARKA

Shacabka Kenya oo u dareeray Sanaadiiqda Codbixinta.

Dadweynaha reer Kenya ayaa saakay ku kalahay Xarumaha Codbixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cusub oo dalkaasi uu yeesho. Dadku waxay sidoo kale soo dooran doonaan Xildhibaannada Baarlamaanka, Senatarrada Golaha sare, Gudoomiyeyaasha gobollada, iyo kuwa degmooyinka. Kormeerayaal ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo Ururka Midowga Yurub ayaa ku sugan […]

Muqdisho : Shacab Gadooday oo la wareegay Gaari ay Amisom leeyihiin. [Video]
WARARKA

Muqdisho : Shacab Gadooday oo la wareegay Gaari ay Amisom leeyihiin. [Video]

Dibadbax ay rabshado hareeyeen ayaa maalintii shalay ka dhacay qeybo ka tirsan magaalada Muqdiso ee dalka Soomaaliya. Dhallinyarada ka shaqeysta Mootooyinka loo yaqaano ” Bajaajta” ayaa isugu soo baxay Waddada Makka Al-Mukarama, kuwaas oo ka cabanayay xirnaashaha qaar ka tirsan Waddooyinka magaalada Muqdisho. Intii banaanbaxyadu socdeen, waxay dadweynu la wareegeen […]

Sawirro : Difaacyadii Amisom ee Leego.
SAWIRO WARARKA

Sawirro : Difaacyadii Amisom ee Leego.

Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha ku sugan dalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor ka guuray Saldhiggii ay ku lahaayeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wariyeyaal ka tirsan Idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Alshabaab ee Al-Andalus ayaa tagay deegaankaasi, iyagoona Sawirro kasoo qaaday Xeridii ay ka guureen Ciidamada […]

15 Mareykan ah oo lagu dilay Afghanistan.
WARARKA

15 Mareykan ah oo lagu dilay Afghanistan.

Khasaare xooggan ayaa Ciidamada Dowladda Saliibiyada ee Mareykanka kasoo gaaray weerar Istish-haadi ah oo duhurnimadii shalay ka dhacay magaalada Qandahaar ee Dalka Afghanistan. Sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan,  mid ka mid ah Ciidamada  Guutada Istish-haadiyiinta ee  Imaarada oo lagu magacaabo ” Asadullaah Qandahaari” oo […]