WARARKA

Sawirro Cusub oo ku saabsan Weerarradii 11-kii September oo la faafiyay. (Daawo)
SAWIRO WARARKA

Sawirro Cusub oo ku saabsan Weerarradii 11-kii September oo la faafiyay. (Daawo)

Markii ugu horraysay muddo 16 sana ah kadib dowladda Mareykanka ayaa baahisay sawirro ku saabsan burburkii ka dhashay weeraradii 11,September 2001. Qeybta warbaahinta Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa baraha internetka ku faafisay 27 sawir oo banaanka soo dhigaya qeyb yar oo kamid ah burburka baaxadda leh ee gaaray dhimaha wasaaradda G/dhigga. […]

Jamciyadda Al-Ixsaan oo Deeq ka qeybisay Degmada Tor-toorow ee Gobolka Sh/hoose. (Sawirro)
SAWIRO WARARKA

Jamciyadda Al-Ixsaan oo Deeq ka qeybisay Degmada Tor-toorow ee Gobolka Sh/hoose. (Sawirro)

Gurmadka loo fidinayo dadka abaartu saameysay ayaa wali si xowlli ah uga socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gurmad raashiin qeybin ah waxya ka sameysay degmada Tooratoorow oo katirsan wilaayada Shabeellaha hoose. Gurmadka degmada laga qeybiyay wuxuu ka koobnaa bur, bariis, Sokor […]

Sawirro+Codad: Dowro Diini Ah oo loo Soo Xiray Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed.
SAWIRO WARARKA

Sawirro+Codad: Dowro Diini Ah oo loo Soo Xiray Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed.

Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay dowro diini ah oo muddo dhowr todobaad u socotay 24 kamid ah salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, ayaa usbuucan ka dhacday gobolka Sh/hoose. Mas’uuliyiin, culimaa’udiin, salaadiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo suugaan ka tarjumeysa xaaladda […]

Hey’adda Kheyriga ah ee Al-Ixsaan oo Gargaar Samafal ah ka qeybisay Gobolka Sh/hoose.(Sawirro)
WARARKA

Hey’adda Kheyriga ah ee Al-Ixsaan oo Gargaar Samafal ah ka qeybisay Gobolka Sh/hoose.(Sawirro)

Hay’adda Kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gurmad raashiin ah waxay la gaartay dadka Muslimiinta ee Abaarta saameysay kuna dhaqan deegaanka Deymaay oo hoostaga degmada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga Shabeellaha hoose. Raashiinka la qeybiyay oo isugu jira Bur, Bariis, Sokor iyo Saliid ayaa waxaa dadka loo geeyay ka muuqqatay baahida weyn ee […]

Idaacadda Islaamiga Andalus Oo Booqatay Xeebta Magaalada Ceeldheer & Wax Soo Saarka Kalluumeysatada.
SAWIRO WARARKA

Idaacadda Islaamiga Andalus Oo Booqatay Xeebta Magaalada Ceeldheer & Wax Soo Saarka Kalluumeysatada.

Idaacadda islaamiga andalus ayaa booqasho ku gaartay todobaadkan magaalada Ceeldheer oo kamid ah dhulka lagu maamulo shareecada islaamka ee wilaayada Galgaduud. Sidoo kale idaacada ayaa booqatay xeebta magaaladasi oo ay ka faa’ideystaan dad badan oo muslimiin kalluumeysato ah. Barnaamijka xiisaha badan ee Booqashada Andalus oo todobaadkiiba maanta oo kale ka […]

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay DF (Maqal+Sawiro)
SAWIRO WARARKA

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay DF (Maqal+Sawiro)

Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH. Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhidibada u aastay Markaz loogu magac daray Al-hidaaya taariikhdu markey ahayd 15 kii bishii rabiicul […]