Other News

DAAWO :  Howl-gallada Kaligii-duulnimada oo weli ka socda Dhulka Filastiin, iyo Saddex Yahuud ah oo maanta la dilay.
WARARKA

DAAWO : Howl-gallada Kaligii-duulnimada oo weli ka socda Dhulka Filastiin, iyo Saddex Yahuud ah oo maanta la dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Al-Qudus ayaa waxay sheegayaan in ruux hubeysan uu rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen dad Yahuud ah, iyadoo weerarkaasna uu sababay dhimashada laba ruux iyo dhaawaca labaatameeyo kale. Saraakiisha Booliiska Yahuudda ayaa sheegay in weerarkaas uu ka dhacay Xaafadda Jabalul Mukabbir ee bartamaha magaalada Al-Qudus. illaa iyo hadda […]

DAAWO : Al-Kata’ib oo baahisay Filim cusub oo ay kasoo muuqanayaan Muhaajiriin Kenyaan ah.
MUUQAALO WARARKA

DAAWO : Al-Kata’ib oo baahisay Filim cusub oo ay kasoo muuqanayaan Muhaajiriin Kenyaan ah.

Muuqaal cusub oo ay baahisay Mu’assasada Al-Kataib ayaa waxa uu soo bandhigayaa Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, gaar ahaan Muhaajiriinta oo ku tababaranaya mid ka mid ah Mucaskaraadka hoos yimaada Xarakada. Filimka oo soconaya dhowr iyo labaatan daqiiqo ayaa waxa kasoo muuqanaya Sheykh Axmed Iimaan oo ka tirsan Saraakiisha […]

Al-Jowlaani : ” Ruushku waxay hilmaami doonaan Jabkii Afghanistan ” (Warbixin+Maqal).
WARARKA

Al-Jowlaani : ” Ruushku waxay hilmaami doonaan Jabkii Afghanistan ” (Warbixin+Maqal).

Amiirka Jamaacada Jabhatu Nusrah Sheykh Abuu Muxamed Al-Jowlaani ayaa ku tilmaamay fara-gelinta Ruushka ee Suuriya inuu yahay leebkii ugu dambeeyay ee uu adeegado Nidaamka Bashaar Al-Asad, isagoona sheegay in fara gelintaas ay timid, kadib guulihii is daba joogga ahaa ee Mujaahidiinta Shaam ay kasoo hooyeen dhinaca fagaraayaaha dagaalka, wuxuuna ugu […]

Faah faahin : Diyaarad Saanad Meliteri u siday Amisom oo ku dhacday duleedka Muqdisho.
WARARKA

Faah faahin : Diyaarad Saanad Meliteri u siday Amisom oo ku dhacday duleedka Muqdisho.

Diyaarad Meliteri oo shixnad sahay meliteri ah u sidday Ciidamada Shisheeye ee Amisom ayaa caawa fiidkii kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa warbaahinta islaamiga ah u sheegay in diyaaraddu ay kusoo dhacday deegaanka “Carbiska” ee duleedka magaalada Muqdisho. Ka hor inta aysan diyaaradda kusoo dhicin duleedka Muqdisho waxay […]

Labadan Sawir is bar bar dhig ku samee!!.
WARARKA

Labadan Sawir is bar bar dhig ku samee!!.

Akhristayaal, labadan Sawir ee hoos ka muuqda waxaad is bar bar dhig ku sameysaan¬†, si aad u ogaataan xaqiiqda dhabta ah ee Xukuumadaha maamula Dalalka Carabta!. Sawirka Midig : Xamza Kaashgari Eedeynta : inuu caayay Allah SWT Ciqaabta : wuxuu ballan qaaday inuu towbad keenayo (waa lasii daayay) Sawirka Bidix […]

Diyaarad ay Lahaayeen Ciidamada Meliteriga Ingiriiska oo Afghanistan kusoo dhacday.
WARARKA

Diyaarad ay Lahaayeen Ciidamada Meliteriga Ingiriiska oo Afghanistan kusoo dhacday.

Wasaaradda difaaca ee Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay inay soo dhacday diyaarad nooca Helicopter-ka ah oo ay lahaayeen Ciidankeeda jooga dalka Afghanistan. Diyaaraddan ayaa waxay ku bur burtay Garoonka diyaaradaha magaalada Kaabuul ee caasimadda dalkaasi, xilli ay dooneysay inay Garoonka caga dhigto. Warka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga waxaa lagu sheegay in […]

Howl-gallada Kaligii-duulnimada Filastiiniyiinta oo sii socda oo iyo Afar Yahuud ah oo la dhaawacay.
WARARKA

Howl-gallada Kaligii-duulnimada Filastiiniyiinta oo sii socda oo iyo Afar Yahuud ah oo la dhaawacay.

Waxaa sii socda howl-gallada kaligii duulnimada ah ee dhallinyarada Filastiiniyiintu ay ku weerarayaan Askarta iyo Muwaadiniinta Yahuudda ee xoogga ku heysta dhulka Filastiin, iyadoo howl-galkii ugu dambeeyay uu habeenkii xalay ahaa ka dhacay meel ku dhow magaalada Al-Qudus. Nin Filastiini ah ayaa gaari jiirsiiyay Afar ruux oo Yahuud ah, isagoo […]