Other News

Amisom oo faarujisay deegaanno Shabeellaha hoose ka tirsan iyo Mujaahidiinta oo la wareegay.
WARARKA

Amisom oo faarujisay deegaanno Shabeellaha hoose ka tirsan iyo Mujaahidiinta oo la wareegay.

Ciidanka Shisheeye ee Amisom ayaa maanta gelinkii dambe faarujiyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose. Wararku waxay tilmaamayaan in Ciidamada Amisom, gaar ahaan kuwa Uganda ay ka baxeen saldhigyo ay ku lahaayeen deegaanka Cambareey ee u dhaxeeya degmooyinka Baraawe iyo Buulo-Mareer. Ciidamo ka tirsan Xarkada Shabaabul Mujaahidiin ayaa la wareegay […]

Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri oo ka tacsiyeeyay Istish-haadkii Sheykh Abuu Zubeyr.
WARARKA

Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri oo ka tacsiyeeyay Istish-haadkii Sheykh Abuu Zubeyr.

Farriin maqal ah oo horudhac u aheyd silsiladda loogu magac daray “Gu’ga Islaamka” ee qeybtii ugu horrerysay oo maanta ay baahisay Mu’assasada As-saxaab ayaa markii ugu horreysay Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri -Allah dhowree- wuxuu Umadda Islaamka kaga tacsiyeeyay Istish-haadkii Sheykh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii hore ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Warixin […]

Maya Magangelyo Doon Muslimiin ah!
WARARKA

Maya Magangelyo Doon Muslimiin ah!

Dowlado ka tirsan Midowga Yurub ayaa si cad u sheegay inaysan dooneyn qaabiladda qaxootiga heysta Diinta Islaamka, xilli ay sii xoogeysanayaan mowjadaha soo galootiga ee kusii qul qulaya wadamadaasi. Maamulayaasha Jaziiradda Qubrus ayaa xusay inay diyaar u yihiin qaabiladda 300 oo ka tirsan qaxootiga kasoo cararay dagaallada ka socda bariga […]

DAAWO : Gumaadkii Amisom loogu geystay Deegaanka Jannaale.
SAWIRO WARARKA

DAAWO : Gumaadkii Amisom loogu geystay Deegaanka Jannaale.

Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay sawirradii ugu horreeyay ee muujinaya dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. Page-ka Facebook-ga idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahiyay sawirrada waxaana kasoo muuqaanayay ciidamada mujaahidiinta oo xoog ku gelaya saldhigga ciidamada Uganda […]

Kuntu-Waarey : Mujaahidiinta oo la wareegay kadib ka bixitaankii Ciidamada Shisheeye.
SAWIRO WARARKA

Kuntu-Waarey : Mujaahidiinta oo la wareegay kadib ka bixitaankii Ciidamada Shisheeye.

Shacabka ku dhaqan deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose oo laga xureeyay ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa dhigay iskusoo baxyo ballaaran oo ay kusoo dhaweynayaan guulaha ay mujaahidiintu soo hooyeen. Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ayaa iyana isku fidiyay deegaanno hor leh oo katirsan gobolka shabeelaha Hoose kadib markii ay isaga baxeen […]