Other News

DHAGEYSO : Xarakada Al-shabaab oo digniin u dirtay dalladaha Waxbarasho ee faafiya dhaqamada reer galbeedka.
WARARKA

DHAGEYSO : Xarakada Al-shabaab oo digniin u dirtay dalladaha Waxbarasho ee faafiya dhaqamada reer galbeedka.

Kalimad la dhageysan karo muddo 26 daqiiqo ah oo uu kaga hadlayey duulaanka xagga Maskaxda ah ee gaaladu ay ku soo qaaday waxbarashada Islaamiga ah ayuu Sheykh Cali Maxamuud Raage, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku sheegay in ubadka soo koraya ee Muslimiinta uu maanta wajahayo duulaan xagga Maskaxda ah oo […]

Khasaaraha Ciidamada Shisheeye Ku Gaaray Afganistaan Tobankii Sano Ee Lasoo Dhaafay.
SAWIRO WARARKA

Khasaaraha Ciidamada Shisheeye Ku Gaaray Afganistaan Tobankii Sano Ee Lasoo Dhaafay.

Majalladda Al-Sumuud ee ku hadasha Afka Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan ayaa cadadkeeda soo baxay bishan Rajab, kusoo gudbisay Tirakoob rasmi ah oo ku aadan khasaaraha tobankii sano ee lasoo dhaafay dalka afganistaan ku gaaray ciidamada Shisheeye iyo kuwa Xukuumadda Kaabul. Tirakoobkan oo muujinaya in mujaahidiintu duruus adag u dhigeen […]

Ciidamada Xabashida oo ka baxay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
WARARKA

Ciidamada Xabashida oo ka baxay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud wuxuu sheegayaa in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen gebi ahaanba magaalada Ceelbuur ee wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka. CIidamada Itoobiya oo wata gawaarida dagaalka ayaa ka cararay magaalada Ceelbuur, waxaana magaalada gudaha u galay ciidamo katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab. Dadka magaalada Ceelbuur ee saddex sano ka […]

Daawo : Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Al-shabaab oo farriin u diray Dowladdiisa.
SAWIRO WARARKA

Daawo : Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Al-shabaab oo farriin u diray Dowladdiisa.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Filim cusub oo uu kasoo muuqanayo askari Kenyaati ah oo ka mid ahaa askartii Nasaarada Kenya looga qabtay dagaalkii Ceelcadde. Askarigan kasoo muuqday filimka ayaa fariin u diraya ehelkiisa dowladiisa iyo guud ahaan shacabka Nasaarada Kenya. Halkan Hoose […]

Alshabaab oo soo bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.(Sawiro+Maqal)
SAWIRO WARARKA

Alshabaab oo soo bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.(Sawiro+Maqal)

Muqararaadkaan oo Dugsi hoose ah ayaa waxaa diyaariyay maktabka barbaarinta iyo waxbarashada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Buugaagtaan oo dadaal badan lagu bixiyay daabicistooda ayaa muhiim u ah waxbarashada ubadka Soomaaliyeed, waxaana uu ku baxayaa Manhajka Luuqada Carabiga. Mawaada Carabiga,Fiqiga,Towxiidka,Tajwiidka,Taariikhda,Jugraafiga iyo kuwa kale ayaa lagu qaadan doonaa manhajkaan waxbarasho ee dugisga Hoose. […]