Other News

Sawirro+Codad: Maamulka Islaamiga Mudug oo Gurmad Biya Dhaamin Ah u Fidiyay Dad Ku Tabaaloobay Abaaraha.
SAWIRO WARARKA

Sawirro+Codad: Maamulka Islaamiga Mudug oo Gurmad Biya Dhaamin Ah u Fidiyay Dad Ku Tabaaloobay Abaaraha.

Gobolka Mudug ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya wuxuu kamid ah meelaha ay kajiraan abaaraha saameeyay dadka iyo duunyada. Maamul islaami ah oo taabacsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bilaabay Olole gurmad ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku saamoobay abaaraha dalka kajira. Gurmad Biya dhaamin ah ayay wilaayada Islaamiga […]

Maamulka Islaamiga Ah Ee Sh/hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Wada Dhulka Abaartu Ku Dhufatay. (Sawirro)
SAWIRO WARARKA

Maamulka Islaamiga Ah Ee Sh/hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Wada Dhulka Abaartu Ku Dhufatay. (Sawirro)

Iyadoo sannadihii ugu dambeeyay ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waday hawlo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, ayaa waxaa jirta in ay haatan sii laba jibaartay hawlahaas maadaama jiilaalku saameyn adag ku yeeshay dadka gaar ahaan reer miyiga. Maamulada islaamiga ah iyo hey’adda Al-ixsaan ee Mujaahidiinta Ayaa wada gurmadyo mideysan, waqtiyada […]

Sheekh Cali Dheere: “Si Xoog Leh Ayay Mujaahidiintu U Wadaan Gurmadka Abaaraha”. (Waraysi)
WARARKA

Sheekh Cali Dheere: “Si Xoog Leh Ayay Mujaahidiintu U Wadaan Gurmadka Abaaraha”. (Waraysi)

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa ka hadlay Abaaraha ku dhuftay gobollo badan oo katirsan  Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay. Waraysiga Sheekha oo ahaa mid muhiim ah waxaa uu ku sheegay in Xarakada ay horeyba […]

Dib Ufaafin : Dagaalkii Xayo.
WARARKA

Dib Ufaafin : Dagaalkii Xayo.

Deegaanka “Xayo” waxa uu kuyaallaa inta u dhaxeysa deegaannada Taabto iyo Qooqaani ee Gobolka Jubbada hoose, waxaana dabayaaqadii Sannadkii 2011 halkaas dagaal aad u xooggan oo lagu laayay tobonaan ka tirsan Maleeshiyaadka cadow kal-kaalka ah ee ka amar qaata dagaal ooge Axmed Madoobe.

Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Abil-kheyr Al-Misri.
WARARKA

Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Abil-kheyr Al-Misri.

Mu’sasada Al-saxaab ee garabka warbaahineed ee hogaanka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay hogaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah kaasi oo looga hadlay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-misri oo ku shihiiday duqeyn dhawaan diyaaradaha dowlada Nasaarada Mareykanka ka geysteen gobalka Idlib ee dalka Suuriya. Ugu horeyntii ehelada sheekha Murabiga ah iyo guud […]

Hoggaanka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka tacsiyeeyay Istish-haadka Sheykh Abil Kheyr Al-Misri.
WARARKA

Hoggaanka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka tacsiyeeyay Istish-haadka Sheykh Abil Kheyr Al-Misri.

Hogaanka sare ee Xarakat Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Axmed Xasan Abul kheyr oo ka mid ahaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Alqaacida, kaas oo dhamaadkii bishii la soo dhaafay ku shahiiday duqeyn diyaaradaha dowladda saliibiga ee Mareykanka ka geysatay gobalka Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Bayaankan kasoo baxay […]

Jamaacaatka Jihaadiga ah ee ka dagaallama dalka Maali iyo Hal Urur ku midoobay. (Daawo)
MUUQAALO WARARKA

Jamaacaatka Jihaadiga ah ee ka dagaallama dalka Maali iyo Hal Urur ku midoobay. (Daawo)

Seddax ka tirsan Jamaacaatka ugu waaweyn ee ka dagaallama Dalka Maali ee kuyaalla galbeedka Qaaradda Afrika ayaa gaaray midnimo buuxda, iyagoo ku midoobay hal Urur oo ay ku mideysan yihiin. Farriin Muuqaal ah oo lagu baahiyay baraha Internetka ayaa waxaa kasoo muuqanaya hogaamiye-yaasha Jamaacaatka kala ah : Ansaaru Diin, Al-Muraabidhuun […]