Author: admin

Degdeg: Xarakada Al-Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Dagaalada Ka Socda Madaxtooyada Iyo Nabad SUgidda.
Wararka Gudaha

Degdeg: Xarakada Al-Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Dagaalada Ka Socda Madaxtooyada Iyo Nabad SUgidda.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weeraro xooggan oo caawa Maqribkii ka bilaawday xarumo muhiim ah oo ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. “Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa maqribkii howlgal ballaaran ku beegsaday […]

Maqaal: Xilalka “DF” Waxaa Lagu Qeybsaday 4.5 Canshuurtana Waxaa Laga Qaadayaa Muqdisho oo Kaliya!!
Maqaallo Uncategorized Wararka Gudaha

Maqaal: Xilalka “DF” Waxaa Lagu Qeybsaday 4.5 Canshuurtana Waxaa Laga Qaadayaa Muqdisho oo Kaliya!!

Markaan arkay xaaladda ka taagan Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha. Markaan arkay cabashada bulshada iyo ganacsatada Muqdisho. Markaan arkay awaamiirta canshuur dalbasho ee dowladda. Markaan qiimeeyay halka ay wax iska qaban la’yihiin, ayaa waxaa ii soo baxay qodobo dhowr ah oo ay tahay in la baraarujiyo. Maqaalkan waxaan daah-fur uga […]

Maxaa Ka Jira in Duqeymo Ay Ka Dhaceen Magaalada Jamaame? iyo in Ciidamada Huwanta Ah Ay Qabsadeen Deegaanka Sanguuni? [Warbixin].
Wararka Gudaha

Maxaa Ka Jira in Duqeymo Ay Ka Dhaceen Magaalada Jamaame? iyo in Ciidamada Huwanta Ah Ay Qabsadeen Deegaanka Sanguuni? [Warbixin].

Xaalad degananaan ah ayaa maalintii labaad ka jirta deegaanno dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa difaacday gacan ku heynta deegaanka Sanguuni oo qiyaastii 45 KM ujira magaalada Kismaayo. Ciidamo isugu jiray Mareykan, Kenyaan iyo Itoobiyaan ayaa shalay gelinkii hore iyagoo […]

Daawo Sheekh Dr Ayman Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.
Wararka Gudaha

Daawo Sheekh Dr Ayman Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.

Mu’asasada As-saxaab ee garabka Warbaahineed ee Hogaanka guud Mujaahdiiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri. Kalimaddan oo Maqal iyo Muuqaal ah islamarkaana soconeyso muddo Lix Daqiiqo ah waxa uu Sheekh Ayman Al-dawaahiri sigaar ah kula hadlay Mujaahidiinta iyo guud ahaan […]