Maxaa Cusub

Sawirro Magaalada Jilib Iyo Dabaal Daga Ciidul Fidriga
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro Magaalada Jilib Iyo Dabaal Daga Ciidul Fidriga

Magaalada Jilib ee xarunta Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxaa maanta si weyn loogu dabaal dagay munaasabada ciidul fidriga, Waxeyna bulshada magaalada salaada ciida ku dukadeen fagaaraha Ashahiid macalim aadam xaashi Allaah haka aqbalo. Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Ciidul Fidriga Iyo Magaalada Jilib.    0  Share Calamada 14041 Posts 2 Comments Leave A […]

Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Degmada Aadan Yabaal Iyo Sida Looga Ciida Degmada Aadan Yabaal ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Dhexe ayaa kamid ah goobaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee ciidul Fitri Al-Mubaarak ee sanadka 1442-da hijriyada. Dadweynaha degan degmada Aadan Yabaal oo ay horkacayaan xubno katirsan maamulka islaamiga ah iyo […]

Sawirro: Jammaame Iyo Dabaaldagga Ciidd
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Jammaame Iyo Dabaaldagga Ciidd

Magaalada Jamaame ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maanta, waxaana isugu soo baxay boqollaal ruux oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada. Dadka yimid musallaha salaadda, waxaa wejiyadooda laga dareemayay farxad aad u ballaaran, iyagoona ku labisnaa dhar cusub. Ciidamo katirsan […]