Maxaa Cusub

WEERARO LAGU QAADAY CIIDAMADA UGANDA
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

WEERARO LAGU QAADAY CIIDAMADA UGANDA

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay weeraro ku qaaday Dhufeysyo Ciidamada Shisheeye ku leeyihiin Gobalka Shabeelaha hoose. Weerarada ayaaa ka Dhacay Deegaano kaabiga ku haya Magaalada Baraawe waxaana laga maqlayay diryaanka hubka la isweydaarsanayay. Goobaha la weeraray waxay kala yihiin, Buur colow, Biyo maalow iyo inta u dhaxeysa Deegaanka Ambareeso […]

Alshabaab oo Filim tixane ka soo saareysa balanqaadyadii beenta ahaa ee Farmaajo
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Alshabaab oo Filim tixane ka soo saareysa balanqaadyadii beenta ahaa ee Farmaajo

¬†Garabka Warbaahineed ee Alshabaab ee Alkataaib ayaa Balanqaaday in uu Baahi doono filim lix Xalqo ka kooban oo ay kaga hadleyso Balanqaadyadii beenoobay ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. waxaa kale oo filimka looga hadlayaa Gumeysiga wadanku jiro haddii ay tahay Dhanka dhaqaalaha, dhanka Ciidanka ,iyo Dhanka Siyaasadda […]

Ku dhawaad sodon askeri oo laga dilay Shisheeyaha iyo Dowladda Federaalka ah
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ku dhawaad sodon askeri oo laga dilay Shisheeyaha iyo Dowladda Federaalka ah

Ciidamada Xarakada SHabaabul Mujahidiin ayaa xalay weeraro ku qaaday Fariisin Ciidamada Jabuuti, ku leeyihiin Magaalada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan iyo Dhufeysyo Ciidamada Burundi ku leeyihiin Jowhar iyo Deegaanka Xaajji Cali ee Gobalka Shabeelaha dhexe. dirayaan Hub la isweydaarsanayay ayaa laga maqlayay goobaha dagaalaadu ka dhaceen iyo kuwa ka agaha dhaw. […]

Itoobiyaan Ugandheys ,Burundi Kenyaati iyo Soomaalida la shaqeyso oo weeraro Khasaare geystay la kulmay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Itoobiyaan Ugandheys ,Burundi Kenyaati iyo Soomaalida la shaqeyso oo weeraro Khasaare geystay la kulmay.

14 Askeri oo Soomaalida Shisheeya la shaqeyso ka mid ah iyoa askeri burundi ah ayaa ku nafwaayay Qaraxyo iyo weeraro Shalay Ciidaamada Xarakada Shbaabaul Mujaahdiin Shalay ka fuliyeen GobalKa Shabeelaha dhexe gaar ahaan inta u dhaxeysa Balcad iyo Gololleey. waxaa xusid mudan in ay jiraan Ciidamo dhaawacmay iyo Gaari Cabdi […]