Maxaa Cusub

Sarkaal ku dhaawacmay Muqdihso iyo ilaaladiisa oo dhimasho iyo dhaawac noqday.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sarkaal ku dhaawacmay Muqdihso iyo ilaaladiisa oo dhimasho iyo dhaawac noqday.

Sarkaal ka tirsan Dowladdda federaalka ah oo lagu Magacaabo Cumar cabdiraxmaan ayaa Xalay lagu dhaawacay qarax ka dhacay agagarka Afeysyooni oo ka tirsan Magaalada Muqdisho iyadoo Ciidamadii la socdayna qaar dhinteen kuwana dhaawacmeen. Daahir Maxamuud Geelle oo ah Murashax Madaxweyne ayaa Sheegay in Kornyl Cumar Cabdiraxamaan uu ahaa ninka asiga […]

DHEGEYSO:-WAA SIDEE HEER KULKA MAGAALADA BOOSAASO OO DHAWAAN DHAWAAN ALSHABAAB MAXAABIIS KU XIRNEYD XOOG KU FURATAY?
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

DHEGEYSO:-WAA SIDEE HEER KULKA MAGAALADA BOOSAASO OO DHAWAAN DHAWAAN ALSHABAAB MAXAABIIS KU XIRNEYD XOOG KU FURATAY?

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari waa Magaalo aad u kulul Cimilo ahaan waxaana heer  kulkeedu gaaraa derejo sare oo afartan digree ah. Xiliyada qaar waxaa dhaceysa dabeyl kulul oo culeyskeeda leh waxaana la arkaa dadka oo dhibaatada kuleylka dareemaya.   bilaha qaarkood waa laga qaxaa Magaalada iyadoo la arkayao […]

Sawirkan waa sawir hore oo ah weerarki Af-urur
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

War bixin ku saabsna weeraradii ugu dambeeyay.

Jubbooyinka waxaa xalay la weeraray saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Yoontooy ee duleedka Kismaayo khasaara culus ayaana murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaas. Ciidamada Xarkaada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay Weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Maamulka jubband oo ku sugnaa degaanak Yoontooy ee Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose, dhinac kale […]