Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Sawiro Ciidamada Alshabaab oo Bacaadweyne ku sugan.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhawaan la wareegay Deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobalka Mudug ka gadaal markii ay ka carareen Ciidamada qaybta 21 naad ee Dowladda Federalaka ah oo ku sugnaa.

Ciidamada Alshabaab oo awalba kaabiga ku hayay deegaanka ayaa gacan ku hayntiisa la wareegay waxayna dadka kula hadleen Meel Fagaare ah.

Taariikhda Markii ugu horeysay ayaa la arkay Calanka Towxiidka oo Bacaadweyne ka bababaya.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*